Add The Video URL Below And Click to Convert & Download!


hooyo macaan somalia

Posted on 11th Jun @ 19:07 550,521 0 Download

Like Our Fan Page, You Know You Love us!!




http://download.yousendit.com/B2BA9EA1686D7601
this is little video me and my good friend made. We wish for Somalia, peace, tranquillity, prosperity and first-class justice.

edit: the lyrics of the song in somali

Markaan ku arko Waan
ka maqsuudi lahaa
muragadaan qabee
hooyooy macaan

muuqaagu wuu
iga meyri lahaa
dhibtaan soo mare
hooyooy macaan

intaan kaa maqnaay
waa maaganoo
manfac iyo hurdaba
waa iska maanacee
hooyooy macaan

mama aragtidaa
anigoo makiyo
madiina tagee
xajkii soo maree
hooyo magan ilaah
markasta ahoow

maamooy dhib aa
iga soo martee
miisaan xaq ah
la ma magi karee
minankaa janada
mowla ha kaa dhigo

markaan ku arko waan
maamuusi lahaa
waad mudan tahee
hooyooy macaan

murti iyo amaan
baan u marin lahaa
ma huraankiiyeey
hooyooy macaan

dadka moogayaan
u maqashiin lahaa
maalin iyo habeen
u macneeyn lahaa

mama aragtidaa
anigoo makiyo
madiina tagee
xajkii soo maree
hooyo magan
ilaah markasta ahoow

maamooy dhib aa
iga soo martee
miisaan xaq ah
la ma magi karee
minankaa janada
mowla ha kaa dhigo

markaan ku arko waan
maamuusi lahaa
waad mudan tahee
hooyooy macaan

Related Videos »

Abwaan Hadraawi iyo qisadii heesta HOOYO - Universal TV : Ridwaan 103,058

Abwaan Hadraawi iyo qisadii heesta HOOYO - Universal TV : Ridwaan

Wan iyo waraabe cireese ciise kaarshe x-Careys Ciise-x.wmv 302,628

Wan iyo waraabe cireese ciise kaarshe x-Careys Ciise-x.wmv

farxiya fiska hees wadani 1,135,858

farxiya fiska hees wadani

Qurux Dumar 452,738

Qurux Dumar

dheesha dheel - Bartamaha 509,590

dheesha dheel - Bartamaha

Hees aad u macaan, Hooyo - Boostow ama Baastoow 287,464

Hees aad u macaan, Hooyo - Boostow ama Baastoow

Dhahar-Gulled Ahmed 992,354

Dhahar-Gulled Ahmed

Ali Najiib - Cawo iyo nasiib 871,905

Ali Najiib - Cawo iyo nasiib

Support Us By Liking Our Facebook Page!

Welcome to the Youtube Converter website where you can easily re-download the videos you have uploaded to your youtube account. Youtube Converter.co has only one mission in mind, and thats to allow youtube artist to have the chance to re download their own videos that they have uploaded to their personal youtube accounts. Over the past several years we have heard complaints that youtube does not provide a feature that allows artists and uploaders to download their own videos if they happen to delete their media file from their computer. That is why Youtube Converter.co has come to the rescue with the mission to help artist reconver their own files.